Abiy Axmed oo dhax dhaxaadinaya Milatariga Sudan iyo Isbaheysiga Mucaaradka

Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa magaalada Khartuun ee caasimada dalka Sudan u tagaya dhax dhaxaadinta milatariga la wareegay Xukunka dalka Sudan iyo Isbaheysiga Mucaaradka ee isbadal doonka ah. Wakaalada Wararka ee Reuters oo soo xigasaneysay ilo wareedyo ayaa ku warantay in Abiy Axmed ka shaqeenayo in uu isku soo dhaweeyo Hogaanka Milatariga Sudan … Continue reading Abiy Axmed oo dhax dhaxaadinaya Milatariga Sudan iyo Isbaheysiga Mucaaradka